Hal Milyan oo Muslimiin ah oo ku xir xiran Mid kamid ah Wadamada Caalamka

Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan xaquuqda bini’aadamka ayaa sheegtay in dalka Shiinaha siyaabo qaldan ugu xiran yihiin dad gaaraya Hal Milyan qof oo katirsan Muslimiinta dalka Shiinaha. Muslimiintan ku xiran dalka Shiinaha ayaa kasoo jeeda qowmiyadda muslimiinta ah ee Uighurs, waxaana dadkan ku xir xiran yihiin goobaha dowlada ugu tala gashay la dagaalanka waxa loogu yeero … Continue reading Hal Milyan oo Muslimiin ah oo ku xir xiran Mid kamid ah Wadamada Caalamka